Qarax Xoogan oo ka dhacay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose

0

Wararka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Gudaha degmadaas qarax miino lagula eegtay ciidamo ka Tirsan kuwa dowlada soomaliya oo halkaas marayay duhurnimadii Maanta,

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miinada  dhulka la galiyo waxaana inta badan laga maqlay qaar kamid ah xaafadaha Degmada afgooye ee Gobolka shabeelaha Hoose, wallow aan  la ogeyn qasaaraha rasmiga uu geystay,

Qaraxa kadib waxaa goobta Howlgalo ka sameeyay ciidamo ka Tirsan kuwa dowlada soomaliya iyadoona howlgalka la sheegay in lagu qabtay tiro dad ah oo xiligaas ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay sida ay inoo sheegeen dad goobta ku sugnaa,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here