Madaxweynaha Somaliya oo Maanta Gaaraya Magaalada Kismaayo

0

Madaxweynaha soomaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa Maanta la filayaa in ay gaaraan Magaalada Kismaayo ee xarunta  Gobolka Jubada-hoose,

Mudane Xasan sheikh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb gali doona shirka  ka Furmi doona Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose kasoo lagu go’aamin doono nooca doorasho ee soomaliya ka dhacaysa sanadkaan 2016-ka.

Wafdiga Madaxweynaha Soomaliya Xasan sheikh Maxamuud  ayaa maalintii shalay aheyd la filayay in  ay gaaraan Magaalada Kismaayo laakin waxaa maanta si rasmi ah loo xaqiijiyay in ay gaari doonaan Magaaladaas Madaama uu Madaxweynaha yahay qofka furaya shirka lagu go’aamin doono nooca doorasho ee soomaliya ka dhacaysa.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here