Layaab Ma lahan Hadii Leicester City, Crystal Palace iyo Watford ay ku Guuleysteen Horyaalka Ingiriiska

0

Macalinka kmg-ga ee kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa sheegay in aysan Layaab Noqon doonin hadii kooxaha Leicester City, Crystal Palace iyoWatford ay ku guuleysteen Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan,

Kooxda Hogaaminaysa Horyaalka dalka Ingiriiska ee Leicester City ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Liverpool xili ay Chelsea Barbaro la gashay kooxda Watford ciyaar ka dhacday guriga kooxda Chelsea waana kulankii ugu horeeyay uu Hogaamiyo macalinka reer Holland,

Kooxda Leicester City ayaa Habeen demada Garoonkeeda ku qaabilaysa kooxda kaalinta 3-aad ee Manchester City waana kulan xiios badan ay lababada koox ay wada doonayaan in hogaanka qabtaan lacagta ay qaataan,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here