Akhriso:- Xil ka qaadis Lagu Sameeyay Gudoomiyaha Degmada Shangaani

0

Warar ay idaacada simba Heshay ayaa Muujinaya in xil ka qaadis Lagu sameeyay Gudoomiyaha degmada Shangaani ee Maamulka Gobolka Banaadir  ee dowlada Soomaliya Axmed Xasan xalayow

Mudane Axmed Xasan xalayow ayaa la tilmaamayaa in xil ka qaadis Lagu sameeyay waxaana xilka Gudoomiyaha cusub ee degmada Shangaani loo Magacaabay Mudane Saciid C/qaadir Saciid oo Noqon doona Gudoomiyaha Cusub ee degmada Shangaani oo horey loogu qaaday xilka Gudoomiyaha degmada Shangaani.

Halkaan Hoose ka Akhriso xil ka qaadista

1936148_827008434074621_7963492109383019385_n

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here