Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in aysan kooxdiisa u baahneen xidig weerarka ka ciyaara oo Lagu badalo weeraryahanka Daniel Sturridge oo dhaawacyo garoomada kaga Maqan wali,
Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska ayaa mar kale dhaawac garoomada kaga Maqnaan doona Kadib markii 26-jirkaan mar kale la sheegay in uu qaliin cusub gali doono,
Macalin Jurgen Klopp oo saxaafada Hadal kooban siiyay ayaa sheegay in kooxdiisa Haysato xidigaha kala ah Christian Benteke, Divock Origi iyo Roberto Firmino, Danny]Ings oo garoomada sidoo kale dhaawacyo kaga maqan


Abokor Abko liked this on Facebook.