Ander Herrera : Waxaan Noqon doonaa New Paul Scholes

0

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Ander Herrera ayaa aaminsan in uu laqaab ciyaareed ek yahay laacibkii Hore ee kooxda Manchester United Paul Scholes

xidigii Hore ee kooxda Manchester United Paul Scholes ayaa kooxda Manchester United u saftay 700-kulan dhamaan Tartamada oo dhan intuu u dhaxeysay 1994 iyo 2013 11-Horyaal iyo iyo 2 Champions League ayuu kula Guuleystay.

Ander Herrera oo dhawaan kusoo biiray kooxda Manchester United isagoona kaga Yimid kooxda Atheletic Belbio xili ciyaareedkaan Hore wuxuuna aaminsan in uu Noqon doono New Paul Scholes

Dhanka kale laacibkaan reer Spain ayaa Mudooyinkii dambe booskiisa ka weysanayaa kooxda Manchester United madaamada qadka dhexe ee kooxdaas ay la wareegaan xidigaha cusub.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here