Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo la Kulmay Gudiga Garsoorka Gobolka Mudug

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin xuseen Guuleed oo Howlo shaqo ku joogo Gobolka Mudug ayaa Maanta Booqday Xarunta Maxkamada gobalka Mudug ee Gaalkacyo isagoona warbixino ka dhageystay garsoorayaasha Maxkamada Gobolka Mudug

Mudane C/kariin xuseen Guuleed Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa Ugu Baaqay Garsoorayasha Maxkamada Gobolka Mudug in Bulshada Gobolka Mudug ugu shaqeeyaan si cadaalad iyo sinaan ah

Dhanka kale Madaxweynaha Mamaulka Galmudug Mudane C/kariin xuseen Guuleed ayaa sheegay in la Tayen doono Garsoorka Gobolka Mudug Maamulkiisana uu ku Howlan yahay Tayenta Garsoorka goobaha uu ka arimiyo Maamulka Galmudug

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa Howlo shaqo ku joogo qeybo kamid  ah Gobolka Mudug uu ka arimiyo Maamulka Galmudug

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here