Pablo Zabaleta : Derby Manchester  Waa kulan la Mid ah kulamada dhaxmara Xulalka Argentine iyo Brazil

0

Daafaca kooxda Manchester City Pablo Zabaleta ayaa ka Hadlay kulanka Derby Manchester isagoona ku Tilmaamay in uu lamid yahay sida kulanka dhaxmara xulalka Argentina iyo Brazil.

Manchester City daafaceeda midig ayaa aaminsan in kooxdooda ay Bandhig wanaagsan ay sameyn Karto kulanka bari galab ay la ciyaari doonaan kooxda ay daris wadaaga ay Yihiin ee Manchester United

Kooxahaan isku Magaalada ah  ayaa kamid ah kooxaha ugu xamaasada  badan markii ay ciyaarayaan kulamada loogu Magacdaray Derby Manchester

Kulankii Ugu dambeeyya waxaa Guuleysatay kooxda Manchester Ciyaar kusoo dhamaatay 2:4 waxaa kulankaan ka Maqnaan doono wajiyo kulankaas Bandhig wanaagsan ka sameeyay

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here