Kenya ayaa Ugu Baaqday Ciidankeeda in Heegan Buuxa ay Galaan Cabsi Laga Qabo Weeraro al-shabaab ay Soo Qaadan

0

Warbaxin ay soosaartay dowlada Kenya ayaa loogu baaqay ciidanka Kenya in ay sameeyaan feejignaan xoogan oo ku adaan weeraro ay alshabab ka fuliyaan dalka Kenya.

Taliyaha ciidanka booliska Kenya Joseph Boinne oo ku saxiixnaa warbaxinta ka digeeyso weerarada alshabab ayaa sheegay in la helay warbixino  muujinaayo in Alshabab ay damac sanyihiin weeraro qorsheesan oo ay ka ku qaadayaan waqooyi bari Kenya iyo sidoo kale xeebaha dalka Kenya.

Ciidanka booliska dalka iyo laamaha amaanka, waxaan sigaar ah u siinayey warbixino aan ugu talagalnay sugida amaanka iyo xogog qarsoon sidaasi waxaa yiri taliyaha ciidanka booliska Kenya Joseph Boinne.

Maalmo kahor waxaan soo bandhignay magacyada iyo sawirada rag u dhashay Kenya oo kamid ah Al-shabab waxaa  mar kale sidaasi yiri taliyaha ciidanka booliska Kenya.

Kenyaa ayaa soo bandhigtay 4 nin iyo haweyneey kuwaasi oo ka mid ah Al-shabab waxaana ay kala ahaayeen Shamim Wanjiru Hussein, iyo ninkii qabay oo lagu magacaabo  Omar Patroba Juma,   Omar Owiti, Ramadhan Kioko iyo ciyaar yahan hore oo lagu magacaabo Anwar Yogan Mwok.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here