
Sanadka soo socda gaar ahaan bisha Junuary waxaa la bixin doonaa abaalmarinta Fifa Ballon d’Or 2015 waxaa u sharxan xidigo waa weyn oo ka kala ciyaara Horyaalada qaarada Yurub
Waxaa abaalmarintaan difaacanaya xidiga kooxda Real Madrid CRISTIANO RONALDO oo dhawaan ku Guuleystay abaalmarintaan kadib Xaflad lagu qabtay Magaalada Zurich
Waa sidaan Liiska xidigaha u sharxan abaalmarinta
ARTURO VIDAL | Juventus/Bayern Munich | Chile
YAYA TOURE | Manchester City | Ivory Coast
LUIS SUAREZ | Barcelona | Uruguay
ALEXIS SANCHEZ | Arsenal | Chile
CRISTIANO RONALDO | Real Madrid | Portugal
JAMES RODRIGUEZ | Real Madrid | Colombia
ARJEN ROBBEN | Bayern Munich | Netherlands
IVAN RAKITIC | Barcelona | Croatia
PAUL POGBA | Juventus | France
NEYMAR | Barcelona | Brazil
MANUEL NEUER | Bayern Munich | Germany
THOMAS MULLER | Bayern Munich | Germany
LIONEL MESSI | Barcelona | Argentina
JAVIER MASCHERANO | Barcelona | Argentina
ROBERT LEWANDOWSKI | Bayern Munich | Poland
TONI KROOS | Real Madrid | Germany
ANDRES INIESTA | Barcelona | Spain
ZLATAN IBRAHIMOVIC | Paris Saint-Germain | Sweden
EDEN HAZARD | Chelsea | Belgium
KEVIN DE BRUYNE | Wolfsburg/Manchester City | Belgium
KARIM BENZEMA | Real Madrid | France
GARETH BALE | Real Madrid | Wales
SERGIO AGUERO | Manchester City | Argentina
