Xulka dalka Sweden ayaa wajihi doona xulka daris wadaaga ay yihiin Denmark ciyaaraha isreebreebka Euro 2016 Halka xulalka and Republic of Ireland iyo Bosnia-Herzegovina ay is arki doonaan
Isku aadka ciyaaraha Euro 2016 qualification play-off draw.
Ukraine v Slovenia
Sweden v Denmark
Bosnia-Herzegovina v Republic of Ireland
Hungary v Norway

