Ciidamada Maamulka jubbaland ayaa Saakay Howlgalo kawado Duleedka Magaalada kismaayo ee Gobolka jubada Hoose

0

Wararka saakay ka imaanaya Gobolada jubooyinka ayaa sheegaya in ciidamada Maamul goboleedka  Juba-land ay wadaan Howlgalo Baaritaano ah oo amaanka lagu xaqiijinaayo

Deegaanka Buulo- Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose  ayaa  la sheegayaa in ciidamada Maamulka Juba-land ay ka wadaan Howlgalo Baaritaano ah oo amaanka Lagu xaqiijinaayo

Saraakiil ka Tirsan ciidamada Maamulka Juba-land aynu la xariinay ayaa inoo sheegay in ay jiraan Holwgalada saakay laga sameynayo Deegaanka Buulo- Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose

Deegaanka Buulo- Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose mudooyinkii dambe waxaa ka dhacayay dagaalo u dhaxeeyay ciidamada Maamulka Juba-land iyo kuwa al-shabaab oo marar badan weerar kusoo qaaday deegankaas

 

 

 

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here