Kooxda Barcelona ayaa ka adkaatay kooxda Rayo Vallecano kulan ka Tirsan kulamada Horyaalka dalka Spain
Laacibka reer Brazil Neymar ayaa dhaliyay 4-goal Halka Suarez uu dhaliyay 1- ciyaarta ayaana kusoo dhamaatay 5:2 ay guusha ku qaadatay kooxda Barcelona
Neymar ayaa jabiyay record uu Horey u dhigay laacibkii Hore ee xulka dalka Cemeron Eto oo Barcelona u dhaliyay sanadkii 2008 Hal kulan 4-Goal














