Manuel Pellegrini ; Vincent Kompany wali ma uusan Helin Caafimaad Taam Ah

0

Daafaca  kooxda Manchester City Vincent Kompany ayaa la xaqiijiyay in uusan safan Karin kulanka ay kooxda Manchester City wajahayso kooxda Bournemouth xili uu dhaawac kasoo laabtay Todobaadkii Hore

Macalinka kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa sheegay in caafimaadkiisa uusan wali Taam aheyn Kaptanka ayna qalad aheyd in la ciyaarsiiyo kulankii Belgium-ka ay ka adkaadeen xulka dalka Israel ciyaaraha Uero

Macalinka reer chile ayaa sheegay in laacibkaan uusan ciyaari karinka kulanka maalinta Bari ah ay wajihi doonaan kooxda Bournemouth uuna wali u baahan yahay caafimaaf Taam ah

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here