Jurgen Klopp : Waxaan iska diiday shaqada kooxda Beyer Munich

0

Macalinka cusub ee kooxda Liverpool  Jurgen Klopp ayaa sheeegay in uu Hoos u dhigay dalab kaga Yimid kooxda Beyer Munich ka Hor inta uusan qabanin kooxda Liverpool

Macalinkii Hore ee kooxda  Borussia Dortmund ayaa maalintii shalay aheyd qabtay shirkiisa Jaraaaid ee Ugu horeeyay kadib markii uu qalinka ku duugay heshiisa 3-sano wuxuuna shaqada uu ka badalay macalinka Brendan Rodgers oo shaqada laaga ceyriyay kadib barabro uu la galay kooxda Evertoon

Klopp ayaa sheegay in uu marar badan uu dalab ka helay kooxda Beyer Munich oo la dooneysay shaqada kooxdaaas xili macalinkii Hore ee kooxda Barcelona Pep Guardiola shaki la Galinaayo mustaqbalkiisa kooxda

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here