Xulka dalka soomaliya oo Guuldaro kala kulmay xulka dalka Niger ciyaaraha isreeb-reebka Koobka aduunka 2018

0

Xulka dalka soomaliya ayaa Guuldaro kala Kulmay xulka dalka Niger ciyaaraha isreeb-reebka ciyaaraha Koobka aduunka ee sanadka 2018-ka ka dhici doona dalka Russia

Ciyaar aad u xiiso Badneed oo ka dhacday dalka Ethopia ayay xulka dalka soomaliya waxa ay soo Bandhigeen ciyaar aad u xiiso badneed wallow laga adkaaday qeybtii dambe ee ciyaarta

Qeybtii Hore ee ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay barbaro 0:0 ah waxaa qeybtii dambe dambe ee ciyaarta xulka dalka Niger ay lasoo Baxeyn qaab ciyaareed aad u wanaagsan taasi oo keentay In xulka dalka soomaliya laga dhaliyo Labo Gool

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here