Taliska Ciidamada Xooga degmada Ceelbuur oo Guulo ka Sheegtay Dagaalo ka Dhacay Gudaha degmadaas

0

Taliska ciidamada Xooga soomaliyeed ee degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay degmadaas  ka saareen ciidamada ka Tirsan kuwa al-shabaab Kadib dagaalo ka dhacay

Taliyaha ciidamada xooga soomaliyeed ee degmada ceelbuur axmed  xasan Caraale oo wareysi siiyay Radio simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in degmada ceelbuur ay kula Dagaalameen ciidamado ka Tirsan al-shabaab ayna ka dileen tiro ka Tirsanaaa ciidankooda

Gobolka Galgaduud Gaar ahaan degmada Ceelbuur waxaa ku sugan ciidamo ka Tirsan kuwa al-shabaab waxaa jirey Baryihii dambe dhaqdhaqaaqyo ciidan ay wadeen ciidamada dowlada soomaliya ee Gobolkaas ku sugan

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here