Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid Gareth Bale ayaa aaminsan In xulkiisa Wales uu u soo saari doono ciyaarayaha Uero 2016 oo lagu qaban doono dalka France
Xulka dalka wales ayaa u baahan kaliyah 1-dhibic si ay ugu soo baxaan ciyaaraha uero 2016 oo lagu doono dalka France waxayna la ciyaari doonaan xulalka Bosnia-Herzegovina iyo andora
Real Madrid laacibkeeda ayaa dhawaan kasoo Kabsaday dhaawac soo Gaaray waxayna sabtida soo socota ay la ciyaari doonaan xulalka Bosnia-Herzegovina hadii ay u soo baxaan ciyaaraha Uero waxay u noqon doontaa markii ugu horeysay in ay soo baxaan muda hada laga joogo 58-sano

