Al-shabaab ayaa Hanjabaad u jeedisay dowlada Ingiriiska oo Ciidamo usoo Direysa Wadanka Soomaliya

0

Xarakada al-shabaab ayaa ka Hadashay ciidamo ka socda dalka ingiriiska oo dhawaan imaan doona Magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka soomaliya

Afahayeenka al-shabaab sheikh cali Maxamuud Raage sheikh cali dheere oo la Hadlay warbaahinada al-shabaab ayaa sheegay in ay wadooyinka ku Gowrici doonaan ciidamada ingiriiska ka socda ee dhawaan la sheegay in ay imaan doonaan Magaalada Muqdisho

Dowlada wadanka Ingiriiska ayaa sheegatay Bishii aynu soo dhaafnay in ciidamo ka socda wadankeeda  ay imaan doonaan Magaalada Muqdisho kuwasoo dowlada ka Taageeri doona arimaha dhanka ciidamada

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here