Eliaquim Mangala “ Cidna ma Joojin Karto xidiga reer Argentine Sergio Aguero

0

Daafaca kooxda Manchester City Eliaquim Mangala ayaa aaminsan In aan cidna Joojin Karin laacibka Sergio Aguero kadib 5-Goal uu ka dhaliyay kooxda Newscast United

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka argentine Sergio Aguero ayay ku qaadatay 20-daqiiqo in uu dhaliyo 5-Goal xili ay shalay 6:1 ay kaga adkaadeen kooxda Newscastle United

Daaficii Hore ee kooxda Porto Eliaquim Mangala oo qeyb ka ahaa xidigii shalayka qeyb qaatay Kulankii shalay ay ka dhacay Etihad Stadium isagoona la dhacsan qaab ciyaareedka xidiga reer Argentine  Sergio Aguero

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here