Weeraryahanka kooxda Chelsea Diego Costa ayaa ku guuldareystay in loogu yeero xulka dalka Spain ciyaaraha isreebreebka Uero 2016 taasi badalkeeda ayaa loo yeeray xidiga kooxda Celta Vigo Nolito
Costa ayaa Bandhig aan qancin kooxda Chelsea xili ciyaareedkaan soo Bandhigay isagoona seegi doono kulamada ay xulkiisa ay wajihi doonaan xulalka Luxembourg iyo Ukraine,
Weeraryahanka kooxda Celta Vigo Nolito ayaa Bandhig wanagsan sameeyay kulamada Horyaalka dalka Spain gaar ahaan kulankii ay ka adkaadeen kooxda Barcelona
Vicente Del Bosque ayaan wali ka Hadlin sababtii ka dambeesay in uusan u yeerin weeraryahanka kooxda Chelsea Costa, oo dhawaan qaatay Dhalashada xulka dalka Spain
Xulka la magacaabay
Goalkeepers: Iker Casillas (Porto), David De Gea (Manchester United), Sergio Rico (Sevilla).
Defenders: Dani Carvajal (Real Madrid), Gerard Pique (Barcelona), Sergio Ramos (Real Madrid), Jordi Alba (Barcelona), Juanfran (Atletico Madrid), Marc Bartra (Barcelona), Iñigo Martínez (Athletic), Cesar Azpilicueta (Chelsea).
Midfielders: Sergio Busquets (Barcelona), Bruno (Villarreal), Cesc Fabregas (Chelsea), Isco (Real Madrid), Santi Cazorla (Arsenal), Thiago (Bayern Munich), Juan Mata (Manchester United).
Forwards: Nolito (Celta Vigo), Pedro (Chelsea), Alvaro Morata (Juventus), David Silva (Manchester City) and Paco Alcacer (Valencia).

