Van Gaal: Manchester United Waa in ay Tayo Wanaagsan ay la Timadaa si ay ugu guuleysato Champions League  

0

Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa aaminsan ay kooxdiisa ay diyaar u tahay Bandhig wanaagsan ay sii sameynayso hadii ay ku guuleysato midkood Champions League  ama Premier League

United ayaa xili  Todobaadkaan Kaalinta kowaad soo Gashay xili ay ka adkaatay kooxda Sunderland sidoo kale caawa waxa ay wajihi doontaa kooxda dalka Germany ee Wolfsburg kulamada Champions League kadib Guuldaro ay kala kulantay kooxda dalka Holland ee PSV

Isagoo saxaafada la Hadlaayay ka hor kulanka kooxda Wolfsburg ayuu sheegay macalinka reer Holland in kooxdiisa Manchester United ay ku guuleysan doonto midkood Champions League  ama Premier League

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here