Dhageyso: Dab Geeystay khasaaro Hantiyadeed oo ka kacay Degmada Hodon

0

Wararka naga soo Gaaraya degmada Hodon ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in goor dhow uu Halkaas uu ka kacay dab qasaaro Hantiyadeed Geeystay

Qaar kamid dadka ku sugan isgoyska Banaadir ee degmada Hodon ayaa Radio simba u sheegay in uu dabka dhaliyay  qasaaro Hantiyeed ay ku jiraan Goobo ganacsi ay qeyb ka Yihiin Maqaayado yo Dukaamo ka ak dhawaa Halka uu dabka ka kacay

Markuu dabka uu kacay kadib waxaa Goobta soo Gaaray gadiidka Dab Damiska Maamulka Gobolka Banaadir iyo shirkada Isgaarsiinta Hormuud si ay u damiyaan dabka meesha ka kacay

Marar badan waxaa isgooyska Banaadir ka kacay dab qasaaro Hantiyadeed  Geeystay

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here