Maqaalo

Madaxweynaha: “Waxan beesha caalamka uga mahad celinayaa sida ay uga go’an tahay inay taageero wax ku ool ah u fidiyaan Soomaaliya”

New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaaney dalalka beesha caalamka ee ka qeybgaley shirkii gaarka ahaa arrimaha Soomaaliya looga hadlayey ee ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York. Madaxweynaha aya sheegay in Soomaaliya ay dadaal badan u gashey sidii waddanka iyo shacabka loogu abuuri lahaa mustaqbal wanaagsan oo ku ...

Read More »

Taliska AMISOM oo Xaqiijisay in Askari ka tirsan Ciidankooda uu Toogtay Wiil Kubad Ciyaarayay

Taliska Guud ee AMISOM ayaa xaqiijiyay in Askari ka tirsan Ciidamadooda uu ku Toogtay Shalay Gellinkii dambe Wiil Kubad ku Ciyaarayay Agagaarka Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium. Afhayeenka AMISOM, Col. Paul Njuguna ayaa sheegay in baaritaan ay ku hayaan Qaabka uu u dhacay Falkan Dilka ah ee uu Geystay Askariga Ciidamadooda ka Tirsan ee ku Sugan Saldhigga ay ku ...

Read More »