Barnaamijyada

Dhegeyso” Barnaamijka Dhibane ee Idaacada Simba

Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka dhibane ee idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana Galabnimo arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 13-1-2016 barnaamij waxaan kusoo qaadan doonaa dhibane  hooyo jimco maxamed oo muqdisho ku xanuunsan waxaa ka wareysanay gabadheeda sabaax maxamed aadan hadii aad caawinysit kala xiriir Taleefanada kala ah 0617700709 Dhibane 13-01-2016

Read More »