spot_img

Al-shabaab oo sheegtay in ay la Wareegeen Deegaanka Sabuun Ee Duleedka Magaalada Jowhar

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay la wareegeen Deegaanka Sabuun Ee duleedka magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka  Shabeelaha dhexe Barqanimadii Maanta

Warar lagu Baahiyay Baraha al-shabaab ayaa lagu sheegay in al-shabaab ay la wareegeen Deegaanka Sabuun Ee duleedka magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka  Shabeelaha dhexe ay Mudooyinkii dambe  ku sugnaayeen ciidamada dowlada soomaliya waa sida Hadalka loo  dhigay

Ilaa Hada lama Ogo sidey ugu suuurta Gashay al-shabaab in ay kula wareegeen Deegaanka Sabuun Ee duleedka magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka  Shabeelaha dhexe.

Dhanka kale Maamulka Gobolka shabeelaha dhexe aynu la xiriirnay ayaa ka Gaabsaday in ka Hadlaan warar ku aadan in al-shabaab ay la wareegeen Deegaanka Sabuun Ee duleedka magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka  Shabeelaha dhexe.

 

 

 

Related Post

Wararka