spot_img

xogta:Abwaan u goostay al:shabab

Ilo kala duwan oo dhanka amniga ayaa simba u xaqiijiyay in maxamuud maxamed ibraahim oo loo yaqaan abwaan maxamuud jeesto oo ka mid ahaa dhalinyarada kasoo jeeda gobolada waqooyi ee soomaliya in uu degmada jilib kaga biiray As.

Abwaankan isdhiibay ayaa xusid mudan in bilo ka hor muqdisho ay ku xireen hayadaha amniga gobolka banadir ka dib markii baraha bulshada uu taagero kaga muujiyay AS.

Horey sidaan oo kale abwaan nageeye oo barre ka ahaa jamacada umada soomaliyeed ayaa ku biiray AS

Ilaa hada ma jirto wacaal rasmi ah oo kasoo baxay hayadaha amniga dowlada oo ay kaga hadlayaan dhacdadaan.

Related Post

Wararka