Wararka haatan naga soo gaaraya Gudaha degmada Baraawe ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in halkaas uu haatan ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamo kawada Tirsan kuwa dowlada soomaliya,
Dagaalka ayaa la sheegay in uu u dhaxeeyo ciidamada Malatariga iyo kuwa Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka dowlada soomaliya ee ku sugan degmada Baraawe ee Gobolka shabeelaha Hoose.
Wixii kusoo kordha warkaan kala soco simbanews.com

