War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax gaari ayaa Goordhaweyd waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Xaafadda Ceel-Qaloow Degmada Wadajir ee Gobolka Baanaadir,waxaana la sheegay in gaariga ay ku xirnaayeen waxyaabaha qarxa.

Wariye ka tirsan Idaacadda Simba ayaa soo sheegaya in gaariga uu kaligiisa qarxay, islamarkaana uu ku dhaawacmay qofkiisa saarnaa.

Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray Ciidamadda amaanka Dowladda Soomaliya.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here