Waxaa la hakiyay kulankii Golaha Shacabka ee loo ballansanaa maanta keddib soo jeedin ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Maanta oo Sabti ayaa waxaa lagu waday in xildhibaanada Golaha Shacabka ay kulan ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka,balse uu kulankaasi gebi ahaanba waxaa la hakiyay kadib soo jeedintaasi oo ka timid Madaxweynaha Soomaliya.

