Maamulka Puntland oo Dad u Xir xiray Dab Sababay Dhimasho

0

Ciidamadda amaanka maamulka Puntland ayaa dad u xir xiray dabkii dhimashada badan dhaliyay ee maalintii shalay aheyd ka kacay kaalin shidaal oo ku taalay magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Duqa degmada Garowe Xasan Goodir  oo wariyayaasha kula hadlay magaaladaas, ayaa sheegay inay Puntland wado baaritaan ku aadan sidii uu ku kacay dabka iyo cida ka dambeysay.

Wuxuu sheegay inaysan ka hor dhacayn baaritaanka ay hay’addaha amniga wadaan iyo dadka loo xiray falkaan, hase yeeshee wuxuu intaa ku daray inay Puntland usoo qaaday dhaawacyo garaab ah magaalada Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here