Dab xoogan ayaa caawa ka kacay Degmadda yaaqshid ee Gobolka banaadir.
Dabkaan ayaa ka kacay Garaash lagu keediyo Al-waaxda loo adeegsado dhismaha guryaha.
Sid ay inoo sheegeen dadka deegaanka Garaashka dabka xoogani qabsaday ayaa ku yaala dhabarka danbe ee jidka Sodonka.
Waxaa haatan socda dadaalo lagu doonayo in lagu damiyo dabka ka kacay Degmadda yaaqshid ee Gobolka banaadir.







