Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku gacan-sayray soo jeedintii Axmed Cali Daahir ee la xiriirtay in laba xildhibaan Xasanaada lagala noqdo.
Arintaan aya kusoo aaday xili horey uu Axmed Cali Daahir usoo eedeeyay laba xildhibaan oo katirsan baarlamanka Soomaliya.




