Ciidamada Iraq oo si Buuxda ula Wareegay Magaalada Ramadi+ Sawiro

0

Ciidamada dowlada Iraq ayaa ugu dambeyn la wareegay Magaalada Ramadi ee Gobolka Anbar ee dalka Iraq kadib markii Maalmihii aynu soo dhaafnay ay Magaaladaas Kula dagaalamayeen kooxda dowlada islaamka ee Daacish,

Dhamaan Ciidamadii ka Tirsanaa kooxda Daacish ee ku sugnaa Magaalada ramadi ee Gobolka Anbar ee dalka Iraq ayaa la Rumeysan yahay in gabi-ahaanba ay ka baxeen Magaaladaas kadib markii ay Gudaha u soo galeen ciidamada dowlada Iraq oo Maalmihii dambe dagaal kula jiray kooxda Daacish,

Dhanka kale Qabsashada Magaalada Ramadi ee Ciidamada dowlada Iraq ayaa ka dhigan in ciidamada dowlada Iraq ay la wareegeen Magaalada Ramadi Tan iyo sanadkii 2014.

Afhayeenka dowlada Iraq Sabah al-Numan, oo saxaafada u waramay ayaa sheegay in  dhamaan in Magaalada Ramadi ka saareen ciidamada kooxda daacish Maalmaha soo socdana ay gaari doonaan magaalooyin kale ee dalka Iraq ku Yaala

Halkaan Hoose ka daawo Sawirada

2FA3549200000578-3375445-image-a-29_1451253792117 2FA3299800000578-3375445-image-a-12_1451243075873 2FA3194600000578-3375445-Iraqi_forces_remain_on_high_alert_after_capturing_ground_in_Rama-a-5_1451243054406 2FA313C000000578-3375445-Members_of_Iraq_s_elite_counter_terrorism_service_stand_by_for_o-a-4_1451243054403 2FA31C1B00000578-3375445-Iraqi_forces_patrol_through_one_neighbourhood_after_reports_ISIS-a-6_1451243054409 2FA3BC5C00000578-3375445-image-a-33_1451253865410 2FA3B59700000578-3375445-image-a-30_1451253827921 2FA0D88D00000578-3375445-Retaking_Ramadi_Iraqi_forces_backed_by_US_led_coalition_air_stri-a-8_1451243054437 2FA0E7A100000578-3375445-Iraqi_forces_pictured_in_el_Hoz_neighborhood_of_Ramadi_Iraq_on_S-a-7_1451243054434 2FA3A71800000578-3375445-image-m-25_1451253700647 2FA3B40200000578-3375445-image-a-27_1451253750527

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here