Al-shabaab oo Jilib Kusoo Bandhigay Askar Jubba-land Ka Tirsanaa+Sawirro

0

Al-shabaab ayaa shalay galinkii dambe kusoo bandhigay Degmadda Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe saddex askari oo horey uga tirsanaa jiray Ciidamada Maamulka Jubba-land ee ku sugan saldhigga Ciidamada Buulogaduud.

Seddexdaan askari ayaa iyagoo qoryahooda wata kasoo baxsaday xerada Ciidamada Jubba-land ee Buulo-gaduud iskuna soo dhiibay dagaalyahanadda Xarakadda Alshabaab.

Horey askar ka tirsanaa Ciiamada Jubba-land ayaa lagu soo bandhigay Degmadda Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here