Al-shabaab oo La Wareegay Jaziirada Lamu ee dalka kenya

0

Xarakada al-shabaab ayaa sheegtay in ugu dambeyn ay la wareegeen deegaano ka tirsan Jaziirada Lamu ee dhul xeebeedka Kenya,

Warar lagu baahiyay Baraha al-shabaab ayaa lagu sheegay in al-shabaab ay fuliyeen weerar dabagal ah kasoo u suurta galiyay in ay la wareegeen Jaziirada Lamu ee dhul xeebeedka Kenya,

Shabaab ayaa sidoo kale sheegay in ay gubeen gadiid ay la haayeen ciidamada Kenya ee ku sugnaa Jaziirada Lamu ee dhul xeebeedka Kenya iyagoona Hadalkooda ku daray in ay dileen askar ka Tirsan ciidamada dowlada Kenya.

Dhanka kale wali wax war ah kama soo bixin dhanka dowlada Kenya ay kaga Hadlayso sheegashada al-shabaab ee ku aadan in ay la wareegeen Jaziirada Lamu.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here