Dhageyso: Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaliya oo ka digtay Xuska Munaasabadda Ciidda Kirismaska

0

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay Xuska Munaasabadda Ciidda Kirismaska oo loo dabaaldago Bilowga Sanadwalba, iyadoona la sheegayo in qaar kamid ah Hoteelada Magaalada muqdisho in lagu qaban doono Munaasabadahaas.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Maxamed Kheyroow oo warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay in aysan habooneen in loo dabaaldago Munaasabadda Ciidda Kirismaska xuskaasna loogu Talagalay dadka Gaalada ah, in ay dhigtaan,

Dhanka kale Sheekh Maxamed Kheyroow wuxuu ugu baaqay Laamaha amaanka dalka soomaliya in ay ka hortagaan Goobaha Lagu qabanayo Xuska Munaasabadda Ciidda Kirismaska sida Hoteelada iyo goobo kale

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here