Chelsea oo lala Xiriirinaayo Xidig ka Tirsan kooxda Real Madrid ee dalka Spain

0

Kooxda Chelsea ayaa xili ciyaareedkaan bartilmaameed ka dhigan doonto laacibka kooxda Real Madrid ninka Numberka 10-aad ee James Rodriguez sida ay maanta qortay Majalada Fichajes.

Kooxda difaacanaysa Horyaalka dalka Ingiriiska ee Chelsea ayaa xili ciyaaredkaan soo bandhigtay qaab ciyaareed aan wanaagsaneen iyadoona shaqada kooxda Chelsea loo dhiibay macalin Guus Hiddink kadib markii laga ceyriyay ninka reer Portugal ee Jose Morinho.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Colombia oo Real Madrid kaga soo biiray kooxda Monoco ee dalka France ayaa xili ciyaareedkaan waxa uu qilaaf kala dhaxeeyaa macalinka kooxda Real Madrid Rafael Benitez,

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here