Akhriso:-Xoghayihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Xilka Laga Qaaday

0

Wasiirka Arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa xilka ka qaaday xoghayihii Joogtada ee Wasaarada arrimaha Gudaha Yahye Ali Hareri xili sanadihi aynu soo dhaafnay xilkaan hayay.

Sidoo kale Wareegtada kasoo baxday xafiiska Wasiirka arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay in xilka cusub  loo magacaabay C/laahi Maxamuud Xasan.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here