IMF oo Dowladda Soomaliya Ka Caawinaysa Dhisida BanKiga Dhexe

0

Shaqaale ka tirsan hay’ada lacaga aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano IMF ayaa sheegay in ay wadaan qorshihii soomaaliga looga caawin lahaa dhisida bangiga dhexe ee dowlada federalka soomaaliya si loo hormariyo shaqada uu qabto  si loo kobciyo  dhaqaalaha wadanka.

Hay’adda lacagaha ee IMF ayaa sheegtay in hadda wadanka uusan laheyn awooda lagu maamulo lacagta iyo la hergeliyo lacago cusub amaba la badiyo lacagta shilinka ee hadda wadanka laga isticmaalo taa oo lasoo saaray burburkii dalka kadib iyadoo imika ay wajahayaan caqabado balaaran oo ku aadan lacagta shilinka Soomaaliga

Waxaana hay’adda lacagaha aduunka ay sheegtay in dib u qabeeynta lacago cusub oo dalka laga hergeliyo in uu awood u lahaanayo bangiga dhexe ee dowlada federalka soomaaliya taa oo si doo kale sahleysa in

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here