Uhuru Kenyata:-Dila oo Aasa Dagaalyahanada Al-shabaab

0

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyata ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah dagaalyahanada Xaajakada Al-shabaab, iyo howlgalo joogto ah laga sameeyo Deegaanka Lamu.

Isagoo ka hadlayay weeraro is daba joog ah oo ay ee dagaalyahanada Xarakada  Alshabaab ku qaadaan  degaanka Lamu iyo degaanada Waqooyi Bari Kenya ayaa Booliskadalkiisa ugu baaqay  inay dilaan ciddii Alshabaab ah.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u sheegay inay booliska inay dilaan kadibna aasaan meydkooda mdagaalayahanada Xarakada  Alshabaab, isagoo sheegay in howlgal amni oo weynlaga bilaabi doono Kenya.

Xili doorashada ay u daraari doonaan shacabka dalka Kenya ayaa dagalyahanada Xarakada Al-shabaab waxa ay dhowrkii maalin aynu soo dhaafnay ay kordhiyeen weerarada ay ku qaadaan degaanka Lamu iyo degaanada Waqooyi Bari Kenya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here