War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho.

0

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Waabari ayaa ku waramaya in qarax gaari looo adeegsaday in lagu qarxiyay afafka hore ee Saldhiga oo ku yaala Wadada Maka Ala mukaramah

Goob-joogayaal ayaa  u sheegay idaacadda in qaraxa gaari loo adeegsaday islamarkaana uu jiro qasaaro.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here