Ollie Trezise waa wiil ku dhashtay dalka wales waxa uu leeyahay san aad u weyn oo markii la dhalaayay Lagu arkay sida ay sheegeen dhaqaatirta dalka Wales.
Hooyada dhashay wiilkaan oo lagu magacaabo Ollie Trezise ayaa saxaafada u sheegtay in mucjisada ay wiilkeeda ku arktay markuu dhashtay haatan laga joogo mudo 1-sano ah.
Ollie Trezise waxaa lagu sameeyay qaliin gaaraya ilaa 3-qaliin midkii sadaxaad ayaa la sheegay in Lagu guuleysatay waxaana haatan yaraaday sankii weynaa oo horey ugu yaalay,
Halkaan Hoose ka daawo sawirada






