War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa goordhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa in lagu qarxiyay  meel ku dhow Hotelka Posh Treats oo ah goob lagu caweeyo laguna Sameeyo Masaaj.

Hoteelkaan ayaa ku yaalaa Degmada Hodan.

Hoteelkaan ayaa waxaa joogo Shaqaalo Ethopian ah waana meel mashquul badan.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.ocm

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here