Akhriso:-Shaqo Jooojin Lagu Sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeelle

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Cismaan Barre, kaddib markii ay ku eedeeyay inuu hor-istaag ku sameeyay dib u eegis lagu sameeyo Dastuurka Maamulkaas.

kulan maanta ay ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka ku Maamulkaas  magaalada Jowhar  ee caasimada Hir-shabeelle ayaa waxaa Guddoomiyaha mooshin ka geeyay illaa 47 xildhibaan oo 39 ka mid ah ay qalinka ku duugeen.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa qabtay mooshinka ay Xildhibaanada ku dalbanayeen in shaqo joojin lagu sameeyo Guddoomiyaha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here