Shiinaha oo Ku Hanjabay in uu Gubi Doono Meydka Wiil Soomaali ah Haddii aan La Aasin

0

Meydka wiil Soomaali ah oo sagaal bari ka hor ku dhintay dalka Shiinaha, ayaan illaa iyo hadda la aasin, kaasi oo ka mid ahaa Ardayda Soomaaliyeed ee China wax ka barta.

Wiilka geeriyooday ayaa warbaahinta shiinaha magaciisa ay ku sheegeen salmaan maxamuud Ciise

Sida uu Xogta ku helayso warbaahinta dalka shiinaha waxaa wiilkan uu Maydkiisu Talaagad ku jiray muddo Sagaal bari ah.

Sababta aan loo aasin ayaa ah Shiinaha oo guba Maydka qofka dhinta, waxaana laga codsaday SaFaafada Soomaalida ee Shiinaha inay dawladda ka codsato innaan Maydka la gubin oo la aaso.

Saraafada Soomaalida ee Shiinaha ayaa ka gaabisay inay wax ka qabato xaaladan, arrintaas oo aad ay Ardaydu ugu dhaliileen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here