War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Xamar jajab ee Gobolka banaadir ayaa ku waramaya in qarax gaari lagu xiray in abaarihii 08:35-daqiiqo in uu ka dhacay Agagaarka Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la xaqiijiyay in uu ku xirnaa gaariga oo ahaa kuwa raaxadda, islamarkaama lagu qaarijiyay shaqsiga gaariga waday.

Ilaa haatan si dhab ah looma oga shaqsiga qaraxa lagu qaarijiyay waxa uu ahaa, iyo magaciisa.

La soco wixii kusoo kordha warkaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here