Akhriso:-Mooshinka Saldhiga Berbera oo Loo Qeybiyay Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya

0

Ku dhawaad 20-xildhibaan oo ka tirsan baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta Guddoonka Golaha shacabka Baarlamanka Soomaliya Horgeeyay Mooshinka Saldhiga Malatari ee Magaalada Barbera ee wada galeen Somali-land iyo Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabra.

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya ayaa loo qeybiyay Mooshinka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here