Booliska Germalka oo Xiray Muwaadin Soomaaliyeed oo Dilay Haweeney 59-sano jir Aheyd

0

Dowlada dalka Germany ayaa ku eedeysay muwaadin Soomaaliyeed oo magan galyo doon ah in dil uu geystay haweeney da’aheyd sanadii hore ee 2016-ka.

Muwaadinkan Soomaaliyeed ee aan lamagaacaabin ayaa da’diisa lagu sheegay 18 jir isago la sheegay in markii uu dilka geysanayay uu u soo dhacay
guriga isagoo kadib dilka markuu geystay ka baxsaday dariishadda waxaana bishii October ee sanadkaas oo falkan uu geystay lagu eedeeyay in uu dilay haweeneey 59 jir aheyd oo ah muwaadin reer Germany.

Bishii December ayaa booliiska dalka germany ay gacanata ku soo dhigeen muwaadinka u dhashay dalka soomaliya oo imika ku xeran xabsi ku yaala gudaha dalka germany.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here