Warar haatan naga soo gaaraya inta u dhaxeyso Guriga Hooyooyinka iyo Tiyaatarka Qaranka ayaa ku waramaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha in uu halkaas ka dhacay.
Qaraxa laga soo buuxiyay Gaariga ee ka dhacay halkaas ayaa ahaa mid xoogan oo si weyn loogu maqlay gudaha Magaalada muqdisho.
Dad halkaas ku sugan oo la hadlay simba ayaa xaqiijiyay in uu qarax geystay qasaro isku jiro dhimasho dhaaawac iyo burbur.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

